Dhamaan Dalinyarada ku sugan xarunta Degmada Hadhagala
Bari SUBAXDA ay tarikhdu tahay MASKARAM 15ked 2012T.I
sacada Afrikada barina ay tahay 8:00 subaxnimo hadu Rabbi yidhahdo waxan laydinka codsanayaa inaad kaso qaybgashaan shirka loo qabanayo dhalinyarada ee ka dhici doona Holka Degmada ee Abbo Maxamed Magare!!
No comments:
Post a Comment