Like as on facebook

Thursday, 26 September 2019

Wednesday, 18 September 2019

xalada guud ee ay ku suganyihiin dadkeeni dhuunyar iyo daymeed

woxoogaha waxan kuso kobaya qormadam xalada guud ee ay ku suganyihiin dadkeeni dhuunyar iyo daymeed
qaabki iyo sidii logu darray dadka canfar kollay wan wada ogayn lkn isbadalka kacurrtay dalka guud ahantisaba aya furrsad iyo kalsoni usiyay inay xaquuqdoda iyo xaqoda ka hadlan iyo ahansho hooga anagu somaliba nahay wana nanagu qasbay qowmiyadan canfarta ee rabitaankayaga iyo sharciba naguma darrin canfar
kaso gudub dhimasho iyo dhawac barakac hantidodi oo ladhacay
mantana waxay lamid yihiin sida dhagax buur lagaso shalway oo halkiisina kayimid dhulkana gaadhin ayay lamidyihiin xalada ayay ku suganyihiin illahay cidaan ahayno takulayn iyo taagero ufidisay majirrto wax barasho cafimaad iyo dhaman adeeg bixinti wax ay hellan ama haystaan majirrto

OGAYSIIS

Dhamaan Dalinyarada ku sugan xarunta Degmada Hadhagala